Custom Search

RSSAll Entries Tagged With: "somalilandpower"

Natiijadii Doorashooyinki somaliland 2010

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa imika si Rasmi ah ugu dhwaaqay Natiijada Rasmiga ah ee ay ku kala badiyeen Xisbiyada somaliland doorashadii wadanka ka dhacday Somaliland natiijadaasi waxa ahayd sidan KULMIYE: 338,498 UDUB:212,695 UCID:124,257 waxay natiijadaasi saami ka noqonaysaa sidan KULMIYE :52% UDUB :31% UCID :18% Akhriste sidaad u aragtaa natiijadan kulmiye iyo siilaanyo?

  • Share/Bookmark

somaliland 26jun

Doowo Doorashada somaliland 26 jun. Sidaad u aragtaa doorashadan, yaadse taageeraysaa ama jeclaan lahayd in uu ku guuleysto Doorashada. Fikradaada ka dhiibo xaga hoose.

  • Share/Bookmark

Somaliland Flag

  • Share/Bookmark

Hadraawi iyo qisadii Maryan Mursal

Faananada Caanka ee Soomaaliyeed Marwo Maryan Mursal Ciise ayaa waxa la sheegay inay cadho cuqdadi dhaamisay kaga dhooftey magaalada Hargeysa ka dib markii ay dugsi waxbarasho oo cusub dhawaan ka dhagax dhigtey xaafada Daami ee magaalada Hargeysa kutaala. Xaafada Daami waa xaafad hargeysa ku taala oo ay degaan Beesha ay fanaanada Maryan Mursal kasoo jeedo [...]

  • Share/Bookmark

Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil

Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur (Samaroon), ayaa ganafka ku dhuftay go’aanka ka soo baxay gudida la sheegay inay dhex dhexaandinyeen khilaafka ka taagan dhulbeereedka Ceel-Bardaale, kuwaas oo soo gabagabeeyey shir ay ku laaheen Magaalada Kala-Baydha. part2 Fikradaada ka dhiibo halkan hoose…

  • Share/Bookmark

Somaliland 18 May 2009

Hanbalyo Hanbalyo: Happy 18may Somaliland 2009 to all Somalilanders around the world. Jecliyaayey Janaay dhulka Hooyo jecliyaa Xornimo aan ku joogo. Daawasho wacan Independence Day May 18may 2009 Melbourne Australia Somaliland 18 may Stockholm 2009 Somaliland independence day 2009 norway pictures

  • Share/Bookmark