RSSAll Entries Tagged With: "Somaliland"

Ciid Wanaagsan 18 may Dhamaan Shacabka reer Somaliland

bismilaah asalaamu caleykum waraxmatulahi wabarakatu Mujaahidinta webkan Somalilandpower qora waxay idiin soo dirayaan hanbalo iyo farxad balaadhan xuska 18 may somaliland Shacabka reer somaliland meel kasta oo ay joogaan Ciid wanaagsan ku ciida baanu leenahay. Dhamaan mahadi waxay u sugnaatay Sareeyaha Caadilaka ah ee ina siiyey nabada iyo barwaaqada. Sawirkani waa shirweynahii 4aad ee Ururka [...]

Daawo shirkii Golaha Ammaanka UN ee Somalia

Waa shiirkii ka dhacay Xarunta Golaha Ammaanka UN ee New York waa khudbadii sheekh shariif, mahiiga iyo madax kalo badan shirkan oo ku saabsan roud mapka loo sameynayo somalia ayaa Md. shariif oo 20min in badan ka hadlay dhibaatoyinka somalia ayaa ku soo daray qubadiisidheerayd wadahadalka DKMG iyo Somaliland. Fikradaada xorta ah ka dhiibo halkan [...]

about somaliland

Somaliland is a de facto independent republic of 3.6 million people located in the eastern Horn of Africa. The Somaliland Republic broke away from the country of Somalia in 1991. Though Somaliland still technically falls within the country borders of Somalia, it has its own government and economy, and has formed alliances with several Western [...]

Dagaal Culus oo ka bilaabmay Buuralayda Gobolka Awdl

Wararka aan ka helanyo dadka deegaanka iyo wariyayaasha shabakada somalilandpower ayaa waxa ay goor dhawayd noo soo sheegeen, in dagaal ka bilaabmay, Buurihii la isku hor fadhiyay ee magacooda la yidhaahdo Maarmaar,taas oo u dhaw Magaalada C/qaadir, ee ciidanka aan lagaranyn soo galeen,dagaalkan ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay bilaabmay , Ciidanka qaranka ee [...]

300 Askari oo Laga Soo Dejiyey Xeebaha Gobolka Awdal

Ciidammo tiradooda lagu qiyaasay 300 oo Askari, isla markaana la sheegay in lagu soo tababbaray dalka Erateria, ayaa ka soo degay goobo ka mid ah Xeebta Galbeed ee dalka Somaliland. Ciidamadan oo ka soo degay Degaanka Buullo-caddo ee Gobolka Awdal, ayaa sida la sheegay waxa lagu soo tababbaray Dalka Eritaria. Markii kooxahan laga dejiyay Degaanka [...]

Natiijadii Doorashooyinki somaliland 2010

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa imika si Rasmi ah ugu dhwaaqay Natiijada Rasmiga ah ee ay ku kala badiyeen Xisbiyada somaliland doorashadii wadanka ka dhacday Somaliland natiijadaasi waxa ahayd sidan KULMIYE: 338,498 UDUB:212,695 UCID:124,257 waxay natiijadaasi saami ka noqonaysaa sidan KULMIYE :52% UDUB :31% UCID :18% Akhriste sidaad u aragtaa natiijadan kulmiye iyo siilaanyo?

somaliland 26jun

Doowo Doorashada somaliland 26 jun. Sidaad u aragtaa doorashadan, yaadse taageeraysaa ama jeclaan lahayd in uu ku guuleysto Doorashada. Fikradaada ka dhiibo xaga hoose.