RSSAll Entries Tagged With: "snm"

Somaliland SNM 1989-1991

Ilaahay baa mahad u sugnaatay, waxa kale oo mahad u sugnaatay mujaahidinta dhamaan xoraynta somaliland ka qaab galay inti shahiiday io inta noolba. Akhristow ma is weydiisay nabada iyo barwaaqada somaliland manta ka jirta, yaa keenay Alleh ka sokow, ku mahadi Ilahay markastana ogow dhulkaaga hooyo waa lagamo maarman. Guul dhaam reer Somaliland. 18 years [...]