All Entries Tagged With: "Saleebaan Cali Ismaaciil"
Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil
Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur (Samaroon), ayaa ganafka ku dhuftay go’aanka ka soo baxay gudida la sheegay inay dhex dhexaandinyeen khilaafka ka taagan dhulbeereedka Ceel-Bardaale, kuwaas oo soo gabagabeeyey shir ay ku laaheen Magaalada Kala-Baydha. part2 Fikradaada ka dhiibo halkan hoose…

