RSSAll Entries Tagged With: "mursal"

Hadraawi iyo qisadii Maryan Mursal

Faananada Caanka ee Soomaaliyeed Marwo Maryan Mursal Ciise ayaa waxa la sheegay inay cadho cuqdadi dhaamisay kaga dhooftey magaalada Hargeysa ka dib markii ay dugsi waxbarasho oo cusub dhawaan ka dhagax dhigtey xaafada Daami ee magaalada Hargeysa kutaala. Xaafada Daami waa xaafad hargeysa ku taala oo ay degaan Beesha ay fanaanada Maryan Mursal kasoo jeedo [...]