Somaliland Election

Vote for a Better Tomorrow in Somaliland


Who will Win the Upcoming Election of Somaliland?
Udub & Mr. Daahir Riyaale Kahin
Kulmiye & Mr. Maxamed Maxamud Siilanyo
Ucid & Mr. Faysal Ali Waraabe
I dont care


Filed Under: SomalilandWorld

Tags:

About the Author:

RSSComments (5)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Hodan Axmed says:

    Salaan walaalaha somaliland.
    wadankii hadaan joogi lahaa anigu waxaan dooran lahaa doorashada 26 jun kulmiye iyo mujaahid siilanyo. insha Allah kii ino kheyr badan ha ku guuleysto.

  2. mohamud says:

    marka hore waxaan salaamayaa bahda hadhwaanaag news
    intaa ka dibwalal insha allaah waxaan u codayndoonaa ucid waayo waa xisbi cusub diinta ku hadlay uurkiisa ilaahay ayaa og oo laynooma dirin laakiin daahirka ayaa laynnoo diray

  3. Mohamoud yassin farah diriyeh says:

    runti,,udub ayaan ugo redi laha hadaan dalkii joogi laha lakin,,ilaahay kii ino kheyr badan ha u soo dhaweeyo hana ku guuleysto. A’amiin
    A’amiin

  4. abdi aziz says:

    waxaan u codaynayaa siilaanyo , siyaasad waanu kudaalay riyaale isbebdel doon ayaanu nahay ,

  5. xaaji runsheeg says:

    kulmiye isagoo codadka heesta baa la is daba marinayaa sababtoo ah kulmiye lacagna wuu heestaaa itoobiyana isageey taageertaaa marka riyaale wuu joogayaaaaaaa

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.