Custom Search

Shirkii Beelaha Bariga iyo Galbeedka Burco

Burco (Somalilandpower.com Magaalada Togdheer , caasimadeeda Burco ayaa maalintii arbacadii waxaa shir balaadhan isugu yimi beelaha Habar-Yoonis iyo Beelaha Habarjeclo oo ay hogaaminayaan Salaadiinta /Boqorada labada beelood, shirkaa oo ay kasoo qaybgaleen 200 oo ergay oo isug jira Cuqaal, Siyaasiyiin aqoonyahan culimo-Awdiin iyo waxgaradka bulshada shirkaas oo soconayay mudo labo maalmood ah, waxaa lagaga wada arinsaday arimaha nabadgelyada iyo duruufaha siyaasadeed ee cakiran, shirkaas oo ay gogashiisa fidiyeen beelaha habarjeclo.

Xukuumada ku meelgaadhka ah ee madaxweyne Daahir Riyaale kaahin ayaa iyaduna dedaal xoogan ugu gashay sidii ay u isu hortaagi lahayd shirka aaye ka tashiga beelaha bariga iyo galbeedka gobolka Togdheer oo haatan lagu soo gabo gabeeyay xarunta gobolkaasi ee Burco.

  • Share/Bookmark

Filed Under: FeaturedNews

About the Author:

RSSComments (0)

Trackback URL

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.