Natiijadii Doorashooyinki somaliland 2010

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa imika si Rasmi ah ugu dhwaaqay Natiijada Rasmiga ah ee ay ku kala badiyeen Xisbiyada somaliland doorashadii wadanka ka dhacday Somaliland natiijadaasi waxa ahayd sidan

somaliland flag

KULMIYE: 338,498
UDUB:212,695
UCID:124,257
waxay natiijadaasi saami ka noqonaysaa sidan

KULMIYE :52%
UDUB :31%
UCID :18%

Akhriste sidaad u aragtaa natiijadan kulmiye iyo siilaanyo?

Filed Under: SomalilandWorld

Tags:

About the Author:

RSSComments (0)

Trackback URL

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.

What is 4 + 10 ?
Please leave these two fields as-is:
IMPORTANT! To be able to proceed, you need to solve the following simple math (so we know that you are a human) :-)