Custom Search

Mudaraharaad hargeysa dhimasho iyo dhaawac

MUDAHARAAD KA BILAAMAY XARUNTA WAKIILADA IYO DHIAMSHADA HAL QOF OO LA XAQIIJIYAY
Dadweyne Mudaharaadaya oo ku sugan xarunta wakiiladdda JSL iyo Ciidamada Booliska ayaa isku dhacay mudahraadka oo isu rogay rabshado ayaa waxa ku dhintay sida ilaa hadda la xaqiijiyay Hal Ruux oo magaciisa lanoogu sheegay ina Macalim in la odhan Jiray waxa kale oo jira dad kale oo ku dhawacmay mudaharaadka .

Ciidamda Booliska ayaa isticmalya gaasta indhaha ka keenta ilmada sidoo kale waxay isticmaalayaan rasaas nool oo ay dadka ku kala eryayaan .

Xalaada ayaa wali kacasan ilaa haddana waxa dhacaya rasaas fara badan oo ay ridayaan Ciidamdu sidoo kale waxa taayiro lagu gubay wadada shacabka gaar ahaan Baar Hargeysa .
Dhacdadan ayaa ka danbaysay markii ay beenowday warar shalay ka soo baxay Golaha Guurtida iyo Qaar ka mida Salaadiinta Somaliland laguna sheegay in la heshiiyay isla markaana uu Goluhu Sabtida si rasmi ah u furmayo, haseyeeshee ma ay suurtogalin in Goluhu furma.

by togdhernews.

Shacabka somaliland ee wadanka jooga waxaanu ka codsanayna
wixii sawiro ama wara halkan noogo soo hagaajiya. Somalilandpower@msn.com

Halkan hoose fikradaada ka dhiibo…

  • Share/Bookmark

Filed Under: FeaturedNewsSomaliland

Tags:

About the Author:

RSSComments (4)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. hodan says:

    Alla waan ka naxay sawiradan, kamanaan filanayn in hargeysa tan ka dhacayso manta, waa wax lago naxo, ilahow waa bil ramadane u naxariso inta ku dhimatay aamin.

  2. Qardho Genius says:

    Salaama Alliekum… Waxaan aad ugu naxsanahay shacabka reer somaliland dhibta heysatah iyo siyaasadaan qalafsan… waa arin laga naxo, waxaan kula talin lahaa in ee ilaashaa nimcadaan ALle ku manaystey, waana arin laga naxo xaqiiqdii, waxaan kula talin lahaa in Daahir Riyaale iska casilo calashaan shacabka awgood…

  3. cabdiqaadir says:

    waa ayaandaro in siiranyo uu shacabka ku daba dhuunto dagalna galiyo caruurta iyo haweenka hadaba haduu sidaa rabo hargayasa rag ba leh waa inuu burco waxaa ka sameeyo uu hargayasa ka samaynayo hargaysa isag cidi kagama dhimanayso inankiisiin Uk buu joogaa isna gurigiisa ayuuu beer ku cabayaa waar shicibku ha ka tashadan daahir riyale iyo siiraanyo labada midna dan idiin ma ahee

  4. abdi hakiim says:

    waxaan aad iyo aad uga tiiranyeysanahay ama uga muraal dilacay shalay dhacdadi dhacday
    waxanan ilahay uga baryayaa inuu dadkii dhintay janada fardowsa galiyo
    samir iyo iimaana naga siiyo

    intaas ka dib waxaan leeyahay dahir riyaale xukumadiisu way dhmatay
    ee imika wuu sii galgalnayaaye ..samra walaalyaal walee malin dhow buu ina dhaafaya
    siiranyo iyo faysalna ha noolaadaan
    isaaqoow dhiidhiya

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.