Custom Search

Farxiya Fiska


Powered and Hosting by deeyoo

  • Share/Bookmark

Filed Under: Music

Tags:

About the Author:

RSSComments (4)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. godane says:

    waxaan u bahanay wabsakaas waa

  2. Abdulaziz says:

    yaa salaal qurox iyo cod macaaaaaan aya is ku raacey wey u qalantaa fanaanada sandka iyo sanad walba.
    love you….

  3. Bile says:

    Waa iska Oraydh, laakiin cod la buun buuniyo oo cajiib ah ma leh, waa beentood kuwa leh “fannaanadii la hollin waayey ee sannadka 2009″ aniga waxaba igala cod macaan Nimco Dareen marka loo eego hablaha la ayniga ah. Bal tartan ha loo dhigo fannaaniinta dambe ee saddexda a;(Nimco Dareen, Farxiyo Kabayare iyo Farxiya Fiska)kolley kuwa hollywood-ka ku jira ma gaari karaane. kkkk. Waryaaya gabadha u sheega dad aan copy lagu samayn karin baa jira sida Magool. kkkk.

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.