All Entries in the "News" Category
Salomon Kalou Oo Guursaday Gabadh Soomaaliya
Xidiga Usafta Xulka Qaranka Ivory Cost ee weerarka uga ciyaara Kooxda Chelsea oo ka mid ah kooxaha ugu awoodo badan Wadanka Ingiriiska kana mid ah kooxaha caalamka Laga qadari Salomon Kalou ayaa la sheegay inuu qabo Gabar soomaali oo degan Wadanka England Magaalada London. Gabadha Soomaalida ayaa lagu magacaabaa Najax, waxaana ay xayeysiisaa dharka ee [...]
Five Free Antivirus
Avast 4 Home Edition One of the top free antivirus programs on the market today is Avast! Home Edition. At first glance, some users may be turned off by the late 90s era media player design that the program features, but you have to dig deeper to find the true value of Avast!. You will most [...]
Mudaraharaad hargeysa dhimasho iyo dhaawac
MUDAHARAAD KA BILAAMAY XARUNTA WAKIILADA IYO DHIAMSHADA HAL QOF OO LA XAQIIJIYAY Dadweyne Mudaharaadaya oo ku sugan xarunta wakiiladdda JSL iyo Ciidamada Booliska ayaa isku dhacay mudahraadka oo isu rogay rabshado ayaa waxa ku dhintay sida ilaa hadda la xaqiijiyay Hal Ruux oo magaciisa lanoogu sheegay ina Macalim in la odhan Jiray waxa kale oo [...]
We need Change
Somalilanders have a great dream that one day this nation will rise up and live out the true meaning of its creed” Saeed Furaa. I’ve read many interesting articles encouraging socio-political change in Somaliland written by eminent academics and opinion leaders Below is my humble input on change in the socio-political system of Somaliland. Somaliland [...]
iimaankeyga Ayaa i Siinaya in Aan Xamilo Dhibta Igu Dhacdey
Qoyskii balaarnaa ee Yusuf Maxamed Maxamuud waxaa ka haray laba wiil oo yar yar kuwaas oo da’doodu tahay 3 iyo sideed jir. Xaaskiisi iyo shan hablood oo uu dhalay waxa ay ku dhinteen masiibadii dabka ee ka dhacdey Rinkby Stockholm, Sweden. Waa imaankeyga midka awooda ii siinaya in aan xamilo karo dhibta. Allaah ayaa i [...]
Hadraawi iyo qisadii Maryan Mursal
Faananada Caanka ee Soomaaliyeed Marwo Maryan Mursal Ciise ayaa waxa la sheegay inay cadho cuqdadi dhaamisay kaga dhooftey magaalada Hargeysa ka dib markii ay dugsi waxbarasho oo cusub dhawaan ka dhagax dhigtey xaafada Daami ee magaalada Hargeysa kutaala. Xaafada Daami waa xaafad hargeysa ku taala oo ay degaan Beesha ay fanaanada Maryan Mursal kasoo jeedo [...]
Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil
Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur (Samaroon), ayaa ganafka ku dhuftay go’aanka ka soo baxay gudida la sheegay inay dhex dhexaandinyeen khilaafka ka taagan dhulbeereedka Ceel-Bardaale, kuwaas oo soo gabagabeeyey shir ay ku laaheen Magaalada Kala-Baydha. part2 Fikradaada ka dhiibo halkan hoose…
