All Entries in the "News" Category
Natiijadii Doorashooyinki somaliland 2010
Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa imika si Rasmi ah ugu dhwaaqay Natiijada Rasmiga ah ee ay ku kala badiyeen Xisbiyada somaliland doorashadii wadanka ka dhacday Somaliland natiijadaasi waxa ahayd sidan KULMIYE: 338,498 UDUB:212,695 UCID:124,257 waxay natiijadaasi saami ka noqonaysaa sidan KULMIYE :52% UDUB :31% UCID :18% Akhriste sidaad u aragtaa natiijadan kulmiye iyo siilaanyo?
somaliland 26jun
Doowo Doorashada somaliland 26 jun. Sidaad u aragtaa doorashadan, yaadse taageeraysaa ama jeclaan lahayd in uu ku guuleysto Doorashada. Fikradaada ka dhiibo xaga hoose.
Buuhoodle
Daawade sidaad u aragtaa dagaalkan! Magaalada buuhoodle yaa iska leh, deegaan ama dhul ahaan? Amxaarada maxaa meesha keenay? halkan Hoose ka dhiibo fikradaada.
Somaliland Election
Vote for a Better Tomorrow in Somaliland Who will Win the Upcoming Election of Somaliland? Udub & Mr. Daahir Riyaale Kahin Kulmiye & Mr. Maxamed Maxamud Siilanyo Ucid & Mr. Faysal Ali Waraabe I dont care
Israel We Should Recognize Somaliland
The government of Israel is ready to restore the de jure recognition it has offered to Somaliland in 1960 as it eyes the Red Sea and the Horn, an Israeli spokesman says. According to a local source, Golisnews, Mr. Yigal Palmor, Israeli Foreign Ministry spokesman is quoted on the Israeli newspaper of Haaretz Daily saying [...]
Download Youtube Videos
Easy, Powerful and Convenient Web Video Downloader It’s Easy: Just click “Download”, then play your media, and an exact digital copy is downloaded to your hard disk. It’s Powerful: Live Downloader supports more streaming protocols than any other stream downloading software. Support HD video download from Youtube, Dailymotion … It’s Convenient: Live Downloader automatically names and tags your [...]
Qarax dhimasho laascaanood
Qarax saaka abaaro 9:30 ka dhacay magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa waxaa ku dhintay Sarkaal ka tirsan ciidanka Somaliland oo lagu magacaabo Cismaan Afdhilo, isla markaana waxaaa ku dhaawacmay tiro kale. Qaraxan oo ka dhacay Kaantaroolka Bariga ee Magaalada Laascaanood, ayaa waxa lala beegsaday gaadhi ay saarnaayeen saraakiil ka tirsan ciidamada J. Somaliland [...]
