Somalilandpower.com Web Hosting Reviews » Featured

Qarax dhimasho laascaanood
Qarax saaka abaaro 9:30 ka dhacay magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool,  ayaa waxaa ku dhintay Sarkaal ka tirsan ciidanka Somaliland oo lagu magacaabo  Cismaan Afdhilo, isla markaana waxaaa ku dhaawacmay tiro kale.

Qaraxan oo ka dhacay Kaantaroolka Bariga ee Magaalada  Laascaanood, ayaa waxa lala beegsaday gaadhi ay saarnaayeen saraakiil ka tirsan  ciidamada J. Somaliland ee ku sugan magaalada Laascaanood.

Warkan oo uu noo xaqiijiyey Maayarka magaalada Laascaanood  Axmed Daahir oo markii uu qaraxu dhacay aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay,  ayaa noo xaqiijiyey in qaraxaasi jiro, isla markaana uu ku dhintay ninka Sarkaal  ah oo magaciisa la yidhaahdo Cismaan Afdhilo. Waxaa kaloo uu noo sheegay  Maayarku inay jiraan dad kale oo ku dhaawacmay qaraxaas, hasayeeshee noomuu  sheegeen tirada dhaawacu inta ay tahay.

Sidoo kale Maayarku waxa uu tilmaamay inay hadda socoto  hawl-galo baadhintaan ah oo lagu ogaanayo ciddii qaraxaas ka dambaysay, meeshii  laga soo magleegay iyo qaabkii uu dhacayba. Qaraxan ayaa ku soo beegmay mar ay  todobaadkan shaaca ka qaadeen Kooxda Al-shabaab, oo ku hanjabtay inay weeraro ku  qaadayaan wadamo ay mid yihiin Somaliland.

Wixii war ah ee ka soo kordha qaraxaas saaka dhacay  magaalada Laascaanood, waxaanu idinku soo gudibin doonaa wararka dambe.

ESET Smart Security 4
Protection from the Unknown — Its heuristics detect the least amount of false alarms in the industry, and finds malware other antivirus products miss.

Built for Speed — ESET Smart Security is lightning fast, so fast you won’t even notice it’s there. Even disk-intensive operations like performing a “full disk scan” run smoothly in the background while you work or play.

Easy on Your System — ESET Smart Security is “lean and mean,” using just 48 MB of memory, a fraction of what other products consume. Because it’s fast and “light,” upgrading your existing Internet security to ESET Smart Security can literally be like buying a new computer. And laptop users can rejoice in the new automatic energy-sipping battery mode.

Easy on You — From its compact and intuitive user interface to its minimal use of alerts, self-training firewall, and other new features, ESET Smart Security is easier to use than ever before.

Release Name: ESET Smart Security 4
Download: Homepage

Mudaraharaad hargeysa dhimasho iyo dhaawac
MUDAHARAAD KA BILAAMAY XARUNTA WAKIILADA IYO DHIAMSHADA HAL QOF OO LA  XAQIIJIYAY

Dadweyne Mudaharaadaya oo ku sugan xarunta wakiiladdda JSL iyo  Ciidamada Booliska ayaa isku dhacay mudahraadka oo isu rogay rabshado ayaa waxa  ku dhintay sida ilaa hadda la xaqiijiyay Hal Ruux oo magaciisa lanoogu sheegay  ina Macalim in la odhan Jiray waxa kale oo jira dad kale oo ku dhawacmay  mudaharaadka .

Ciidamda Booliska ayaa isticmalya gaasta indhaha ka keenta  ilmada sidoo kale waxay isticmaalayaan rasaas nool oo ay dadka ku kala eryayaan  .

Xalaada ayaa wali kacasan ilaa haddana waxa dhacaya rasaas fara badan  oo ay ridayaan Ciidamdu sidoo kale waxa taayiro lagu gubay wadada shacabka gaar  ahaan Baar Hargeysa .

Dhacdadan ayaa ka danbaysay markii ay beenowday warar  shalay ka soo baxay Golaha Guurtida iyo Qaar ka mida Salaadiinta Somaliland  laguna sheegay in la heshiiyay isla markaana uu Goluhu Sabtida si rasmi ah u  furmayo, haseyeeshee ma ay suurtogalin in Goluhu furma.

by togdhernews.

Shacabka somaliland ee wadanka jooga waxaanu ka codsanayna

wixii sawiro ama wara halkan noogo soo hagaajiya. Somalilandpower@msn.com

Halkan hoose fikradaada ka dhiibo…

Ramadan Karim
Assalamu Alaikum Warahmatullahi Wabarkaatuhu.Alhamdulillah, Praise is for Allah who has made the month of Ramadan o ne of the greatest months in the year. He (SW) showed us favor by allowing us to fast its days and pray during its nights.

Its days are honored with fasting, while its nights are brightened with prayer.

We need Change
Somalilanders have a great dream that one day this nation will rise up and live out the true meaning of its creed” Saeed Furaa.

I’ve read many interesting articles encouraging socio-political change in Somaliland written by eminent academics and opinion leaders Below is my humble input on change in the socio-political system of Somaliland.

Somaliland needs hope and not hope for bread and butter but hope for real change, change that will transform the lives of all individuals. Our democracy has failed in the hands of chain of politicians. Our democracy is not democratic. People are falling in despair and the young are devoid of hope. Somaliland is not what it is today. What we see is blatant incompetence of the current government and its power hungry constituency.

Somaliland needs change in economic policies and social policies.

We have a reputable record of failure in governance and probably a leading traveling president fruits of which are unseen and unavailable. We funded as a poor malfunctioning state the life of a man who is doing nothing about the primary concern of a starving nation. Somalilanders have a dream too…a dream that one hopes will see us through life in Somaliland, a dream that will answer the questions the poor have about their own lives, and the life of their own country.

Elections are nearing and the current president because of his power hungry horse will contest and probably win because we have an imagined democracy. In a democratic country with a right thinking president we see real change, a change that resonates the living ideals of the nation. More Somalilanders think of themselves as a leadless nation and I’m certain that I may be thought of as negative and despondent and if correctly assumed I am, it is because of the current government. We do need change and the sort of change that will answer our economic questions. I believe a way to a functional democracy will be paved if we vote the current incompetence out and we vote competence and real change in. On that note, be mindful that I have a dream and but not dark as the current constituency.

In Africa to change a president required couple of heads and villages being burned, people being chased all over, but recently South Africa democracy has established a firm principle that we don’t need to do that to change the president. All we need is a democratic vote to change the current leadership and enforce governance with a new constituency. We have clearly suffered as a nation from the current president and we can equally do a Mbeki on the current president. Mbeki was distinguished globally as the versatile statesman but internal policy on AIDS was a blatant failure and as such ignored primary responsibility which was leading South Africa into greater prosperity. We can speak in one democratic voice and bring change that Americans are hoping for and which South Africans are seeing as we speak.

A national dialogue about change needs to be effected. In the light of those factors, I once again say: change is possible; it begins with compassion for Somaliland.

written by/ Saeed Furaa.

iimaankeyga Ayaa i Siinaya in Aan Xamilo Dhibta Igu Dhacdey
Qoyskii balaarnaa ee Yusuf Maxamed Maxamuud waxaa ka haray laba wiil  oo yar yar kuwaas oo da’doodu tahay 3 iyo sideed jir. Xaaskiisi iyo shan hablood  oo uu dhalay waxa ay ku dhinteen masiibadii dabka ee ka dhacdey Rinkby  Stockholm, Sweden. Waa imaankeyga midka awooda ii siinaya in aan xamilo karo  dhibta. Allaah ayaa i siiyey reerkayga haddana isaga ayaa iga qaadey, ayuu yiri  Yusuf.

Yusuf Maxamed Maxamuud waxaa hal mar uu waayey xaaskiisi iyo shan caruur ah  oo uu dhalay, waxaa u haray labadiisi wiil Mubashir iyo Mubaarak.

Yusuf waxa uu aadey in uu koob kaffe ah la soo cabo saaxiibkiis. waxa  uu ku yiri caruurta guriga gudihiisa ku cayaara wax yar kadib ayaan soo laaban,  laakiin dib danbe uma arag xaaskiisi iyo shan hablood oo uu dhalay iyaga oo  nool.

- Ma fahmi karo in dhamaantood dabkii ay ku dhinteen ayuu yiri  Yusuf.

Markii Joornaalka Aftonbladet uu la kulmay Yusuf Maxamed Maxamuud waxa uu la  joogey labadiisi wiil Mubashir 8 jir iyo Mubarak 3 jir.Markii dabku kacay  banaanka ayey ku cayaarayeen sidaas ayeyna uga bad baadeen masiibadii ka dhacdey  Rinkby Stockholm.

- Ma aan ka qarin karo wiilkayga wayn waxa dhacay, waan u sheegay in uu  waayey hooyadiis iyo dhamaan shantii hablood ee la dhalatay.

Codka ayaa ka kala go’ay Yusuf cabaar ayuuna fadhiyey isaga oo aamusan, inta  aanu hadalka sii wadan:

- Ma aamnisani in wiilkayga yar uu fahmi karo waxa dhacay. Waa ilmo aad u  yar.

Sideed bilood oo Keliya

Dhamaan intii kale qoyska shan hablood oo ay ugu yartahay gabadh sideed  bilood jirta, iyo Xaaskiisi, waxa ay ku sugnaayeen guriga marka dabku dhacayo  waxa ayna isku dayeen in ay banaanka uga baxaan guriga.

Laakiin taasi may dhicin in ay ka badbaadaan dabka waxaana dhamaantood laga  helay iyaga oo yaala jaranjarada guriga dabaqa ah ee ay deganaayeen.

Saacaddu markey ahayd 10:00 fiidnimo Yusuf waxa uu ogaadey in dhamaantood ay  dhinteen.

- Waxaan ogaadey in aan waxba samayn karin. Diinteyda ayaa awood ii siineysa  in aan xamili karo dhibta igu dhacdey. Allaah ayaa i siiyey qoyskeyga haddana  isaga ayaa qaatay.

Yusuf il isku qabad xitaa ma aanu seexan. jirka oo dhan ayaa i damqanaya ayuu  yiri Yusuf.

Ku wareegidii Isbitaalada Stockholm

Habeenimadii waxa uu ku wareegay inta badan Isbitaalada Stockholm si uu  cadaymo u helo, qoyskiisi ah.

- Waxaan doonaayey in aan arko caruurteydi. Waan awoodi waayey in aan  rumeysto dhimashadooda.

Yusuf waxa uu ka hadley saacado ka hor qoyskiisa hal mar ay wada casheeyeen  caruurtuna kubad ku cayaarayeen guriga dhexdiisa.

Saacaddu markey ahayd 8:00 fiidnimo ayuu banaanka u baxay si uu ula kulmo  saaxiibkiis si ay kaffe ugu wada cabaan centerka Rinkby.

Yusuf caruurtii ayuu macasalaameeyay isaga oo u sheegay in ay ku cayaaraan  guriga dhexdiisa.

- Waxaan ku iri caruurta aabe mar dhaw ayuu soo laaban. Guriga gudihiisa ku  cayaara, maadaama amnigu sidaas ku jiro. Way qosleen waxayna igu yiraahdeen waa  hagaag Aabe.

Teleefon ayaan Direy lagamse Jawaabin

Wax yar kadib waxaa igu soo dhacay telefon, waa mid ka mid ah deriskayga,  waxa ay ku qayliyeen in cimaaradii aan deganaa ay gubanayso.

- Waxaan wacay telefoonka gacanta ee xaaskeygi, iyo weliba kii guriga ,  laakiin lagama jawaabin. Markaas ayaan fahmey in xaaladu aysan caadi ahayn oo ay  wax dheceen.

Yusuf waxa uu bilaabey in uu ku ordo dhankii guriga, isaga oo calooshu  hureyso.Markii u ku soo dhawaadey guriga waxa uu arkey olol ka soo boodaya  dariishada guriga iyo

qiiq madow kaas oo cirka isku shareeray. Waxa ay ahayd sidii isaga oo arkaaya  riyo naxdin leh.

Waxa uu Isku dayey in uu Caawiyo

- Waa caruuteydi kuwaa halkaas yaala. Waxaan isku dayey in aan ku ordo oo  caawiyo. Laakiin waa la i joojiyey.

- Waxaan awood u helay in aan arko markii kooxda gargaarka deg dega ah ay  isku dayayeen

in ay badbaadiyaan noloshooda.

Caruurta waxaa guriga ku weheliyey gabadh ina abtigood ah oo dhawr iyo toban  jir ah, way ka badaabdey dabka laakiin weli waxa ay jiiftaa dhakhtarka.

Yusuf iyo labadiisa wiil waxa ay si ku meel gaar ah ula degan yihiin Yusuf  saaxiibkiis – waxa ay sugayaan guri kale oo ay u guuraan.

- Waxa aan ku sii negaan doonaa Rinkby. Ma garanayo meel kale oo aan  aadno.

Yusuf cabaar ayuu aamusay, isaga oo ilmada isaga tiraaya gacantiisa bidix,  muragada iyo ilmadu indhihiisa ayey soo dhaafayeen.

- Waxaan haystaa labadeydi wiil iyaga keliya ayaana ii haray.

Hadraawi iyo qisadii Maryan Mursal
Faananada Caanka ee Soomaaliyeed Marwo Maryan Mursal Ciise ayaa waxa la sheegay inay cadho cuqdadi dhaamisay kaga dhooftey magaalada Hargeysa ka dib markii ay dugsi waxbarasho oo cusub dhawaan ka dhagax dhigtey xaafada Daami ee magaalada Hargeysa kutaala. Xaafada Daami waa xaafad hargeysa ku taala oo ay degaan Beesha ay fanaanada Maryan Mursal kasoo jeedo ee laga tirada badan yahay.

Socdaalkan ay dhawaaan ku tagtey Fanaanada Caanka ah ee Soomaaliyeed Marwo Maryan Mursal Ciise dalka Somaliland ayaa waxa ay ka danbaysay marti sharaf balaadhan oo ay xukumada somaliland u fidisay fanaanada ka dib markii ay sanadguuradii gooni isku taaga soomaaliland ee bishii May 2009 ay heeso qaranimada somaliland iyo daljacayl intaba iskugu jira ay barta Internetka ku faafisay fanaanadu. Sida lawada ogsoon yahay, socdaalkii ay ku ku aaday magaalada Hargeysa ayaa ahaa mid heer qaran loogu soo dhaweeyey fanaanada isla markaana ay wasiiro dhawr ahi ay kaga hortageen madaarka caalamiga ah ee caasimada Hargeysa.

Mudo ka yar usbuuc ayay ahayd markii ay Maryan Mursal ay shaaca ka qaaaday dhagaxdhiga dugsi waxbarasho oo ay ka dhisayso xaafada Daami ee ay Beesheedu ka degto magaalada Hargeysa iyadoo waliba shirkeeda jaraa’aid ku sheegtey inay dugsigaa ugu magacdari doonto Abawaanka Caanka ah ee Hadraawi.

Hadraawi ayey arintani ku noqotey jiq iyo qaadan waa waxana la sheegay inuu hadraawi dhawr jeer isku dayey inuu masuuliyiin dawlada ka socda u diro fanaanadu inay magaciisa ka dayso dugsiga ay ka dhisayso xaafada Daami. Dadlka aayaa arinkan diidmada ah ee hadraawi iska weydiiyey su’aalo xasaasi ah oo ay ka mid yihiin : waa maxay sababta hadraawi u yaraysanayo dugsiga ay ku sharaftey fanaanadu? Maxaa ku dhacay odayga hadraawi oo sida la wada ogsoonaa ka qayb qaatey hadal hayntii (Quudhistu qiil maleeyay) iyo su’aalo kale oo xasaasi ah.

Dhinaca kale odayaal dhawra oo beesha Gabooye ka tirsan ayaa la sheegay inay Fanaanada Maryan Mursal Ciise ku qabsadeen sababta ay sanka uga galinayso dugsiga ay ugu magacdarayso Hadraawi oo aan dan iyo muraad ka lahayn waxayna ka codsadeen inay fanaanadu ka noqoto arinkaa isla markaana ay ugu magacdarto Allaha u naxariistee fanaankii caanka ahaa ee Cumar Dhuule oo ka soo jeeday beesha Gabooye ee ay fanaanadu kasoo jeedo.

Diidmada uu Hadraawi diiday in loogu magacdaro0 dugsiga waxbarashada ee Daami ayaa waxa uu ka danbeeyey isla markaana uu muran weyn ka dhalin karaa gabay uu dhawaan Hadraawi ka tiriyey xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ee Gabooyaha gabaygaa oo magaciisa la yidhaa (Dhulgariir).

Wararka ka imanaya dhinaca Hadraawi ayaa sheegay inuu Abwaanku sheegay dhiniciisa oo uu yidhi ” anigu waan noolahay ee ugu magac dar ragii gabooye ee taariikhda lahaa laakiin aniga ha iigu magac darin. Hadalkan oo sida dadka hargeysa iyo somaliland guud ahaanba qabaan ah midaan ka soconayn odayga ee aduunka jirto dad nool oo loogu magacdaro dhismayaal tariikhi ah oo aduunka ku yaala balse dadka badankiisa ula muuqda diidmo cad oo yaraysi iyo quudhsi labaduba isku weheliyeen.

Fikradaada ka dhiibo halkan hoose.

Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil
Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur (Samaroon), ayaa ganafka ku dhuftay go’aanka ka soo baxay gudida la sheegay inay dhex dhexaandinyeen khilaafka ka taagan dhulbeereedka Ceel-Bardaale, kuwaas oo soo gabagabeeyey shir ay ku laaheen Magaalada Kala-Baydha.

<object width="540" height="344">
<param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/IY6d07SajA4&hl=sv&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00"></param>
<param name="allowFullScreen" value="true"></param>
<param name="allowscriptaccess" value="always"></param><embed src="http://www.youtube.com/v/IY6d07SajA4&hl=sv&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" type="application/x-shockwave-flash" allowscriptaccess="always" allowfullscreen="true" width="540" height="344"></embed></object>

part2

<object width="540" height="344">
<param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/JYSQHIwsTHQ&hl=sv&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00"></param>
<param name="allowFullScreen" value="true"></param>
<param name="allowscriptaccess" value="always"></param><embed src="http://www.youtube.com/v/JYSQHIwsTHQ&hl=sv&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" type="application/x-shockwave-flash" allowscriptaccess="always" allowfullscreen="true" width="540" height="344"></embed></object>

Fikradaada ka dhiibo halkan hoose…

Somaliland SNM 1989-1991
Ilaahay baa mahad u sugnaatay, waxa kale oo mahad u sugnaatay mujaahidinta dhamaan xoraynta somaliland ka qaab galay inti shahiiday io inta noolba.

Akhristow ma is weydiisay nabada iyo barwaaqada somaliland manta ka jirta, yaa keenay Alleh ka sokow, ku mahadi Ilahay markastana ogow dhulkaaga hooyo waa lagamo maarman. Guul dhaam reer Somaliland.

<object width="535" height="444">
<param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/eu_qmOn4HfA&hl=sv&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00"></param>
<param name="allowFullScreen" value="true"></param>
<param name="allowscriptaccess" value="always"></param><embed src="http://www.youtube.com/v/eu_qmOn4HfA&hl=sv&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" type="application/x-shockwave-flash" allowscriptaccess="always" allowfullscreen="true" width="535" height="444"></embed></object>

18 years and still going strong. Remember Our SNM Heroes & Pray for the fallen ones!

Somaliland 18 May 2009
Hanbalyo Hanbalyo:

Happy 18may Somaliland 2009 to all Somalilanders around the world.

Jecliyaayey Janaay dhulka Hooyo jecliyaa Xornimo aan ku joogo.

Daawasho wacan

<object width="425" height="344" data="http://www.youtube.com/v/oOpZXGhjDS4&hl=sv&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" type="application/x-shockwave-flash">
<param name="allowFullScreen" value="true" />
<param name="allowscriptaccess" value="always" />
<param name="src" value="http://www.youtube.com/v/oOpZXGhjDS4&hl=sv&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" />
<param name="allowfullscreen" value="true" /></object>

<object width="425" height="344" data="http://www.youtube.com/v/XM2X8lMUJRM&hl=en&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" type="application/x-shockwave-flash">
<param name="allowFullScreen" value="true" />
<param name="allowscriptaccess" value="always" />
<param name="src" value="http://www.youtube.com/v/XM2X8lMUJRM&hl=en&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" />
<param name="allowfullscreen" value="true" /></object>

Independence Day May 18may 2009 Melbourne Australia

<object width="425" height="344" data="http://www.youtube.com/v/Bh3ypWvq_n8&hl=en&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" type="application/x-shockwave-flash">
<param name="allowFullScreen" value="true" />
<param name="allowscriptaccess" value="always" />
<param name="src" value="http://www.youtube.com/v/Bh3ypWvq_n8&hl=en&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" />
<param name="allowfullscreen" value="true" /></object>

Somaliland 18 may Stockholm 2009

<object width="425" height="344" data="http://www.youtube.com/v/qkYIoI-LezQ&hl=en&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" type="application/x-shockwave-flash">
<param name="allowFullScreen" value="true" />
<param name="allowscriptaccess" value="always" />
<param name="src" value="http://www.youtube.com/v/qkYIoI-LezQ&hl=en&fs=1&color1=0x234900&color2=0x4e9e00" />
<param name="allowfullscreen" value="true" /></object>

Somaliland independence day 2009 norway pictures