Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil
Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur (Samaroon), ayaa ganafka ku dhuftay go’aanka ka soo baxay gudida la sheegay inay dhex dhexaandinyeen khilaafka ka taagan dhulbeereedka Ceel-Bardaale, kuwaas oo soo gabagabeeyey shir ay ku laaheen Magaalada Kala-Baydha. part2 Fikradaada ka dhiibo halkan hoose...
Somaliland SNM 1989-1991
Ilaahay baa mahad u sugnaatay, waxa kale oo mahad u sugnaatay mujaahidinta dhamaan xoraynta somaliland ka qaab galay inti shahiiday io inta noolba. Akhristow ma is weydiisay nabada iyo barwaaqada somaliland manta ka jirta, yaa keenay Alleh ka sokow, ku mahadi Ilahay markastana ogow dhulkaaga hooyo waa lagamo maarman. Guul dhaam reer Somaliland. 18 years and still going strong. Remember Our SNM Heroes & Pray for the fallen ones!
Somaliland 18 May 2009
Hanbalyo Hanbalyo: Happy 18may Somaliland 2009 to all Somalilanders around the world. Jecliyaayey Janaay dhulka Hooyo jecliyaa Xornimo aan ku joogo. Daawasho wacan Independence Day May 18may 2009 Melbourne Australia Somaliland 18 may Stockholm 2009 Somaliland independence day 2009 norway pictures
The Hurt Locker
The Hurt Locker, winner of the 2008 Venice Film Festival SIGNIS Grand Prize, is a riveting and suspenseful portrait of the elite members of the Explosive Ordnance Disposal (EOD) squad, soldiers who volunteer to challenge the odds and save lives in one of the world’s most dangerous jobs. Three EOD members battle insurgents and each other as they seek out and disarm deadly bombs in a thrilling race against time.
Shirkii Beelaha Bariga iyo Galbeedka Burco
Burco (Somalilandpower.com Magaalada Togdheer , caasimadeeda Burco ayaa maalintii arbacadii waxaa shir balaadhan isugu yimi beelaha Habar-Yoonis iyo Beelaha Habarjeclo oo ay hogaaminayaan Salaadiinta /Boqorada labada beelood, shirkaa oo ay kasoo qaybgaleen 200 oo ergay oo isug jira Cuqaal, Siyaasiyiin aqoonyahan culimo-Awdiin iyo waxgaradka bulshada shirkaas oo soconayay mudo labo maalmood ah, waxaa lagaga wada arinsaday arimaha nabadgelyada iyo duruufaha siyaasadeed ee cakiran, shirkaas oo ay gogashiisa fidiyeen beelaha habarjeclo. Xukuumada ku meelgaadhka ah ee madaxweyne Daahir Riyaale kaahin ayaa iyaduna dedaal xoogan ugu gashay sidii ay u isu hortaagi lahayd shirka aaye ka tashiga beelaha bariga iyo galbeedka ...
Music
Eid Jama Hiil CaashaqPowered by somalioz Read More →
Cumar dhuuleIf u like Cumar dhuule ‘Ilaahay ha u naxariistee’ and qaaci music, then...
somali music part2more web hosting music powered by somalilandinfo Read More →
Somali music part1Powered by somalioz Read More →
Somali music part3powered by odey shirwac and music4somali Read More →
best of haliimo cumar magoolone of the best singer somali female songs enjoy thanks to kulmiye. Read More →
Read More Posts From This CategoryFeatured
Suldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur Suldaan Saleebaan Cali IsmaaciilSuldaanka Guud ee Beesha Reer Nuur (Samaroon), ayaa ganafka ku dhuftay go’aanka...
Somaliland SNM 1989-1991Ilaahay baa mahad u sugnaatay, waxa kale oo mahad u sugnaatay mujaahidinta dhamaan...
Somaliland 18 May 2009Hanbalyo Hanbalyo: Happy 18may Somaliland 2009 to all Somalilanders around the...
The Hurt LockerThe Hurt Locker, winner of the 2008 Venice Film Festival SIGNIS Grand Prize, is...
Shirkii Beelaha Bariga iyo Galbeedka BurcoBurco (Somalilandpower.com Magaalada Togdheer , caasimadeeda Burco ayaa maalintii...
Read More Posts From This CategoryWeb Hosting
The Best Place To Buy Domain Names 2009If you want to start your website I recommend purchase your domain and hosting together. In this way it is possible to get your domain for free. Some hosting services offer this gift today. As an experienced webmaster I recommend BlueHost service which I’m sure it would work for you and fulfill all your requirements. They have a really great offer... [Read more of this review]
Top domains are very hot in this summer 2009Many of you will be familiar with the new generic top-level domain (TLD) application process being undertaken by the Internet Corporation for Assigned Names and Numbers (ICANN). There are currently only 21 generic TLDs available for use. But in an update posted on the official ICANN blog last month, the Corporation is expecting a further 500 within... [Read more of this review]
Perfect Web Hosting 2009Are you shopping around for a newweb hostingservice such asdedicated serverhosting or maybe an eco-friendlygreen hostingservice? If so, you will definitely want to check outWeb Hosting Geeks. No matter what kind of server you’re looking for you’ll definitely be able to find it through via their helpful website. There are so many sections on the... [Read more of this review]
How To Find free Web HostIf you are reading this article it is likely that you are trying to find out how to find web host. To answer this question I would suggest that you check one of the most popular web hosting reviews site, AlreadyHosting.com. I will outline this site in the next few paragraphs. The first reason to use AlreadyHosting.com is because they provide honest... [Read more of this review]
What is shared web hosting!Shared web hosting, or sometimes known as virtual hosting, is the most common way of web hosting service. How shared web hosting works? Shared web hosting simply means multiple website hosted on the same server. In other words, these websites are housed together in the same hard drives and sharing the same resources of that particular server, including... [Read more of this review]
Read More Posts From This Category

